Friday, December 11, 2015

DANYARE DUUNYADA U KORODHA DALKIISA KA DUGAASHADA DABUUBTA KA SOO YEEDHA MADAXDA DALKIISA OO AANU DARYEELNA KU QABIN!!!!!!

Qodobka 13.aad ee dastuurka jsl oo ka hadlaya dhaqaalaha dalka. 
Waxay faqradiisa labaad qeexaysaa in la dhawro inaanu habka dhaqaale noqonin mid u horseeda in barwaaqadu ku koobnaato ama ku ururto koox ama dad tiro yar.
Si aanay u dhalan dabaqado dhaqaale oo ka kooban kuwo wax haysta iyo kuwa aan wax haysan, Si aanay u balaadhan farqiga dhaqaale ee u dhexeeya reer magaalka iyo reer miyiga, waxa dawlada jsl xaqiijinaysaa in adeegyada bulsho iyo furshadaha dhaqaale si cadaalad iyo sinaan ah loo qaybiyo.

Featured Post

Imported post: Facebook Post: 2023-01-29T20:21:53

Dhibaatada daryeel xumada dhanka caafimaadka bulshadeena ka haysata gaar ahaan dhanka Dawada waa mid aan la aqbali karin marka loo eego Duni...

Popular posts