Waxay faqradiisa labaad qeexaysaa in la dhawro inaanu habka dhaqaale noqonin mid u horseeda in barwaaqadu ku koobnaato ama ku ururto koox ama dad tiro yar.
Si aanay u dhalan dabaqado dhaqaale oo ka kooban kuwo wax haysta iyo kuwa aan wax haysan, Si aanay u balaadhan farqiga dhaqaale ee u dhexeeya reer magaalka iyo reer miyiga, waxa dawlada jsl xaqiijinaysaa in adeegyada bulsho iyo furshadaha dhaqaale si cadaalad iyo sinaan ah loo qaybiyo.
No comments:
Post a Comment