Marka dowladi dad-qalatowdo ee ay iyadoo miciyaha dhiigu ka da'ayo dhasheeda cunto, ama sidii Butidii Xaaji Askar cuntay ay dadkeeda Unuunka ka goyso ee ay hilbahooda feenato iyadoo cid gaar ah adhaxda tuujinaysa, iyadoo ku wareemaysa, cabudhinaysa, hubkii iyo saanadii dadkan cashuurtii iyo caantaynada guntigooda laga furay lagu soo Iibiyayna u adeegsato, waxa ka dhasha wax Aan la mahadin. Cadaabta iyo raranka ay Butidu ay dhasheeda ku solaysaa marka waxay isu rogtaa mid dulmiga shacabku bakhtiiyo, waxa kaca Halyeeyo iyo Wiil-hoog hadhaaga Maatida iyo Maxasta Butida ka cayntaariya. iyadoo kolka dambe isu rogta Nasri iyo Carooq umada baraarujiya, waxa ka dhasha ama ka beerma Gonboor, Sun iyo Maalay ay ka darduurato dowladda Butiyowday iyo wadkii sahayan lahaa, ama dheriga dulmiga dhiiga dadka ay ku Iidaantay ee ay ku Uunsato iyo dhadhaaradiisu way kala jabaan. Dowladdii Butida noqotay ee ugu Soomaali ugu hor dad-qalatowdaa sow ma ahayn tii uu Maxamed Siyaad Barre (Afweyne) iyo madax-kutiyadii ay dhashay Habartii kacaanka ee Afweyne u uusan jirtay? Dhabihii ay qaaday sowkaas wali qiiqiisu Koonfur ka baxayo maaha? Oo Baaruudiisii ilaa maanta koonfuri 30 ka sano kuma Uunsato? Caqli iyo Garaadkiina kama suulin oo wada Buti may noqon? Intii Siyaad Barre ka dambaysay sow xero dad-qalato may noqon oo iskumay dayr dhalin? Miyaad garanaysaa waxa ugu wacan noloshay ku saxariirayaan? Waa casharada ka dhasha dowladda umulo dooxa samaysay ee aanay ilaa maanta uga garaabin ilaa maanta. Cakuye waa meel aan guurti joogin!!. Oo Odaygeeda 80 jirka ahi dhalaanka Shaneemada la daawanayo iyo Filim Ajante ah. Marka burbur noocani dhaco ee dowladii bahalowda afka ciida loo daro, burburku intaas kuma koobna ee wax waliba way iskaba raacaan oo waxa ugu abdo xun burburka dadka soo gaadha maskax ahaan iyo dadnimo ahaan ba. Waxaana ugu horeeya dhismaha Dadnimada luntay oo dib u dadayn lagu sameeyo, waa Somaliland cayntaarisay iyo Guurtidii, Gadh-castii gondaha talo isu dhigay ku tuntuunsadeen. Waar reer Somalilandoow ha isu butiyaynina. Shar-gudban. Mohamed Mahad Muhumed http://dlvr.it/SbfDsK http://dlvr.it/SbfVt5 http://dlvr.it/Sbflb1
http://dlvr.it/Sbg587
Tuesday, October 25, 2022
DOWLAD XUMADU WAXBA KAMA DUWANA BUTI IYO DAD-QALATO
Marka dowladi dad-qalatowdo ee ay iyadoo miciyaha dhiigu ka da'ayo dhasheeda cunto, ama sidii Butidii Xaaji Askar cuntay ay dadkeeda Unuunka ka goyso ee ay hilbahooda feenato iyadoo cid gaar ah adhaxda tuujinaysa, iyadoo ku wareemaysa, cabudhinaysa, hubkii iyo saanadii dadkan cashuurtii iyo caantaynada guntigooda laga furay lagu soo Iibiyayna u adeegsato, waxa ka dhasha wax Aan la mahadin. Cadaabta iyo raranka ay Butidu ay dhasheeda ku solaysaa marka waxay isu rogtaa mid dulmiga shacabku bakhtiiyo, waxa kaca Halyeeyo iyo Wiil-hoog hadhaaga Maatida iyo Maxasta Butida ka cayntaariya. iyadoo kolka dambe isu rogta Nasri iyo Carooq umada baraarujiya, waxa ka dhasha ama ka beerma Gonboor, Sun iyo Maalay ay ka darduurato dowladda Butiyowday iyo wadkii sahayan lahaa, ama dheriga dulmiga dhiiga dadka ay ku Iidaantay ee ay ku Uunsato iyo dhadhaaradiisu way kala jabaan. Dowladdii Butida noqotay ee ugu Soomaali ugu hor dad-qalatowdaa sow ma ahayn tii uu Maxamed Siyaad Barre (Afweyne) iyo madax-kutiyadii ay dhashay Habartii kacaanka ee Afweyne u uusan jirtay? Dhabihii ay qaaday sowkaas wali qiiqiisu Koonfur ka baxayo maaha? Oo Baaruudiisii ilaa maanta koonfuri 30 ka sano kuma Uunsato? Caqli iyo Garaadkiina kama suulin oo wada Buti may noqon? Intii Siyaad Barre ka dambaysay sow xero dad-qalato may noqon oo iskumay dayr dhalin? Miyaad garanaysaa waxa ugu wacan noloshay ku saxariirayaan? Waa casharada ka dhasha dowladda umulo dooxa samaysay ee aanay ilaa maanta uga garaabin ilaa maanta. Cakuye waa meel aan guurti joogin!!. Oo Odaygeeda 80 jirka ahi dhalaanka Shaneemada la daawanayo iyo Filim Ajante ah. Marka burbur noocani dhaco ee dowladii bahalowda afka ciida loo daro, burburku intaas kuma koobna ee wax waliba way iskaba raacaan oo waxa ugu abdo xun burburka dadka soo gaadha maskax ahaan iyo dadnimo ahaan ba. Waxaana ugu horeeya dhismaha Dadnimada luntay oo dib u dadayn lagu sameeyo, waa Somaliland cayntaarisay iyo Guurtidii, Gadh-castii gondaha talo isu dhigay ku tuntuunsadeen. Waar reer Somalilandoow ha isu butiyaynina. Shar-gudban. Mohamed Mahad Muhumed http://dlvr.it/SbfDsK http://dlvr.it/SbfVt5
http://dlvr.it/Sbflb1

Marka dowladi dad-qalatowdo ee ay iyadoo miciyaha dhiigu ka da'ayo dhasheeda cunto, ama sidii Butidii Xaaji Askar cuntay ay dadkeeda Unuunka ka goyso ee ay hilbahooda feenato iyadoo cid gaar ah adhaxda tuujinaysa, iyadoo ku wareemaysa, cabudhinaysa, hubkii iyo saanadii dadkan cashuurtii iyo caantaynada guntigooda laga furay lagu soo Iibiyayna u adeegsato, waxa ka dhasha wax Aan la mahadin. Cadaabta iyo raranka ay Butidu ay dhasheeda ku solaysaa marka waxay isu rogtaa mid dulmiga shacabku bakhtiiyo, waxa kaca Halyeeyo iyo Wiil-hoog hadhaaga Maatida iyo Maxasta Butida ka cayntaariya. iyadoo kolka dambe isu rogta Nasri iyo Carooq umada baraarujiya, waxa ka dhasha ama ka beerma Gonboor, Sun iyo Maalay ay ka darduurato dowladda Butiyowday iyo wadkii sahayan lahaa, ama dheriga dulmiga dhiiga dadka ay ku Iidaantay ee ay ku Uunsato iyo dhadhaaradiisu way kala jabaan. Dowladdii Butida noqotay ee ugu Soomaali ugu hor dad-qalatowdaa sow ma ahayn tii uu Maxamed Siyaad Barre (Afweyne) iyo madax-kutiyadii ay dhashay Habartii kacaanka ee Afweyne u uusan jirtay? Dhabihii ay qaaday sowkaas wali qiiqiisu Koonfur ka baxayo maaha? Oo Baaruudiisii ilaa maanta koonfuri 30 ka sano kuma Uunsato? Caqli iyo Garaadkiina kama suulin oo wada Buti may noqon? Intii Siyaad Barre ka dambaysay sow xero dad-qalato may noqon oo iskumay dayr dhalin? Miyaad garanaysaa waxa ugu wacan noloshay ku saxariirayaan? Waa casharada ka dhasha dowladda umulo dooxa samaysay ee aanay ilaa maanta uga garaabin ilaa maanta. Cakuye waa meel aan guurti joogin!!. Oo Odaygeeda 80 jirka ahi dhalaanka Shaneemada la daawanayo iyo Filim Ajante ah. Marka burbur noocani dhaco ee dowladii bahalowda afka ciida loo daro, burburku intaas kuma koobna ee wax waliba way iskaba raacaan oo waxa ugu abdo xun burburka dadka soo gaadha maskax ahaan iyo dadnimo ahaan ba. Waxaana ugu horeeya dhismaha Dadnimada luntay oo dib u dadayn lagu sameeyo, waa Somaliland cayntaarisay iyo Guurtidii, Gadh-castii gondaha talo isu dhigay ku tuntuunsadeen. Waar reer Somalilandoow ha isu butiyaynina. Shar-gudban. Mohamed Mahad Muhumed http://dlvr.it/SbfDsK
http://dlvr.it/SbfVt5

Marka dowladi dad-qalatowdo ee ay iyadoo miciyaha dhiigu ka da'ayo dhasheeda cunto, ama sidii Butidii Xaaji Askar cuntay ay dadkeeda Unuunka ka goyso ee ay hilbahooda feenato iyadoo cid gaar ah adhaxda tuujinaysa, iyadoo ku wareemaysa, cabudhinaysa, hubkii iyo saanadii dadkan cashuurtii iyo caantaynada guntigooda laga furay lagu soo Iibiyayna u adeegsato, waxa ka dhasha wax Aan la mahadin. Cadaabta iyo raranka ay Butidu ay dhasheeda ku solaysaa marka waxay isu rogtaa mid dulmiga shacabku bakhtiiyo, waxa kaca Halyeeyo iyo Wiil-hoog hadhaaga Maatida iyo Maxasta Butida ka cayntaariya. iyadoo kolka dambe isu rogta Nasri iyo Carooq umada baraarujiya, waxa ka dhasha ama ka beerma Gonboor, Sun iyo Maalay ay ka darduurato dowladda Butiyowday iyo wadkii sahayan lahaa, ama dheriga dulmiga dhiiga dadka ay ku Iidaantay ee ay ku Uunsato iyo dhadhaaradiisu way kala jabaan. Dowladdii Butida noqotay ee ugu Soomaali ugu hor dad-qalatowdaa sow ma ahayn tii uu Maxamed Siyaad Barre (Afweyne) iyo madax-kutiyadii ay dhashay Habartii kacaanka ee Afweyne u uusan jirtay? Dhabihii ay qaaday sowkaas wali qiiqiisu Koonfur ka baxayo maaha? Oo Baaruudiisii ilaa maanta koonfuri 30 ka sano kuma Uunsato? Caqli iyo Garaadkiina kama suulin oo wada Buti may noqon? Intii Siyaad Barre ka dambaysay sow xero dad-qalato may noqon oo iskumay dayr dhalin? Miyaad garanaysaa waxa ugu wacan noloshay ku saxariirayaan? Waa casharada ka dhasha dowladda umulo dooxa samaysay ee aanay ilaa maanta uga garaabin ilaa maanta. Cakuye waa meel aan guurti joogin!!. Oo Odaygeeda 80 jirka ahi dhalaanka Shaneemada la daawanayo iyo Filim Ajante ah. Marka burbur noocani dhaco ee dowladii bahalowda afka ciida loo daro, burburku intaas kuma koobna ee wax waliba way iskaba raacaan oo waxa ugu abdo xun burburka dadka soo gaadha maskax ahaan iyo dadnimo ahaan ba. Waxaana ugu horeeya dhismaha Dadnimada luntay oo dib u dadayn lagu sameeyo, waa Somaliland cayntaarisay iyo Guurtidii, Gadh-castii gondaha talo isu dhigay ku tuntuunsadeen. Waar reer Somalilandoow ha isu butiyaynina. Shar-gudban. Mohamed Mahad Muhumed
http://dlvr.it/SbfDsK

Subscribe to:
Posts (Atom)
Featured Post
Imported post: Facebook Post: 2023-01-29T20:21:53
Dhibaatada daryeel xumada dhanka caafimaadka bulshadeena ka haysata gaar ahaan dhanka Dawada waa mid aan la aqbali karin marka loo eego Duni...
Popular posts
-
Maansadii DABA-TAXAN iyo Macallin Gaarriye: “...Markaad hebel duqaysaa, Reer hebel damqanayaan...” Tixdan oo magaceedu yahaay “Daba...
-
DIB UGU LAABO MAANSADII DAALACAN!! Abwaanka waxaa ama suugaan yahanka waxaa lagu tilmaamaa il-dheer garad ama (Guhaan). Ka f...
-
Taariikhda Maguuraanka ah ee 21ka Octoobar 1969kii Talada wadanka soomaaliya waxaa gacanta ku dhigay ciidamadii Qalabka s...
-
XUJADII ABWAANKA Dix-Dhagaxeed” C/laahi Suldaan Maxamed (Timacadde) (AUN) waxa uu ahaa Hanad Soomaaliyeed oo haybaddii ma...
-
Waa Maxay Hogaamiye? Hogaanmiye ama horseede waa qof Ummadiisa u horqaadi kara dhinaca Khayrka, Guusha, hormarinta iyo samo- katali...
-
FAARAX NUUR WACAYS (IHN) Aakhiru Sabaan Abwaanku isaga iyo dadkii uu maalintaas hoga-tusaalaynay ba waa kuwo aanay cidi ka ...
-
Afeef. Waan uga guurayaa godka maansada miimley waayo waxay maraysaa halkii rabi ha u naxariistee Cabdi Iidaan ka yidhi- Markii m...
-
Guuguule waaa shinbir ka mid ah kuwa ugu caansan geyiga soomaaliyeed iyo dhulalka carbeed, guuguuluhu wuxuu ka mid ahaa ciidamadii neb...
-
Erayga wadaniyad{patriotic} ama fikirka iyo ficilka wadaniyada{patriotism} waa eray ay aadanahu ku baraarugeen isticmaalkiisa taariikh...
-
DIIWAANKA QOSOLKA Waa Sheeko ku jirta Buuga Diiwaanka Qosolka. Aqiinkaan Ku Garan ee Iska Daaya!!!. Intii aan Buugga Arag ama sheek...