Asc marka hore waxaa laga sheegayay
nin wax uu la yaabay arkay.
(Maanigaa waalan mise cadan baa laga heesayaa).
Waxaa caasimada somaliland ee hargaysa laga xusay maalin ka mid maalmaha qaran ee dalka Ethiopia leeyahay taas oo madaxdii dalka somaliland ugu saraysay ka qayb gahsay
Damiirkoodu liitee.
dalka Ethiopia ma iyagaa kula xusa maalmaha qaran ee dalkaneenu leeyahay?.
Waa maxay ujeedada ka danbaysa?
Madaxda dalka majaraha u haysaa
Waxay ka leexdeen ujeedadii loogu cumaamaday, dawladnimadii iyo karaamadii dalkani lahaana meel bay kaga dhaceen.
Waxaanay u haystaan in dadka iyo dalkan lagu aaminayba inay qarannimadiisa ka shaqeeyaan oo ay horumariyaan ka doorbideen inay la dhaanteeyaan xuska maalmaha qaran
Ee wadanka iyo shucuubta Ethiopia.
Taas oo umada wadankan lexo-jecladu
Ka hayso sida fiinta uga ooyeen.
Hadaba sidee looga bixi karaa gunimada
ay ina badeen kuwa waxaas aqbalay ee
Ku kacay?
Waxay inaga dhigeen kilal ka mid ah kilalada ka jira dalka Ethiopia oo aanay
Jirin wax faaiido la taaban karo oo